Header Ads

ads header

Shanta Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsan Horyaalka Ligue 1 Xilli-ciyaareedkan Oo La Magacaabay



 shanta ciyaartoy ee waqtigan ugu wanaagsan horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa la magacaabay, waxaana ka maqan qaar ka mid ah laacibiinta aad tabaysay inay ku jirayaan, sababtoo ah waxa bandhig agao rayon kurayana


Weeraryahankii hore ee Tottenham ee Darren Bent oo dhowaan soo doortay labada difaaca dhexe ee ugu wanaagsan horyaalka Premier League waqtigan, ayaa waxa uu mar kale magacaabay shanta ciyaartoy ee horyaalka oo dhan ugu wanaagsan.




Bent oo ka hadlayay idaacadda talkSPORT ayaa yiidhi: “Way adag tahay in aan soo xusho shanta ciyaartoy ee ugu wanaagsan, sababtoo ah horyaalku waa waqti hore. Waxa aanse soo qaadanayaa William Saliba-ha Arsenal, Leandro Trossard oo Brighton ah, Kevin De Bruyne, Erling Haaland iyo Miguel Almiron.


Isaga oo sharraxayay sida uu ku doortay labada ciyaartoy ee Man City ayaa waxa uu yidhi: “Kevin De Bruyne waa ciyaartoy cajiib ah, mar kale ayuu samaynayaa bandhig ruler ah. Waxa uu sameeyey sagaal caawimood. Haaland isagu waxa uu dhaliyey 17 gool 11 ciyaarood oo Premier League. Lix gool ayuu u jiraa intii xilli-ciyaareedkii hore lagu qaaday kabta dahabka ah. Tartamada oo dhanna waxa uu ka dhaliiyey 22 gool.”


Miguel Almiron oo isaguna Newcastle United u ciyaara ayaa waxa uu xilli ciyaareedkan dhaliyey lix gool oo Premier League ah isaga oo kooxdiisa ka caaiwyey inay timaaddo afarta sare, halka difaca Arsenal ee William Saliba oo 21 jirwan ah Bent ah .


Laacibka reer Belgium ee Leandro Trossard ayaa isaguna ah hoggaamiyaha Brighton ee xilli ciyaareedkan, waxaana uu xilli ciyaareedkan dhaliyey toddoba gool oo ay ku jiraan saddexlay uu Liverpool kaga dhaliyey Anfield yadooyoyoos City yadooyoyoos

No comments

Powered by Blogger.