Header Ads

ads header

Lacagta Ay Juventus Luminayso Haddii Ay Ka Maqnaato Tartanka Champions League Oo La Ogaaday

Kooxda kubadda cagta Juventus waxay ka maqnaan doontaa tartanka Champions League  markii ugu horreysy muddo toban sannadood ah, waxaanay sababtu tahay in toddobaadkan horraantiisii lagu riday ganaax lagaga jaray toban dhibcood, taas oo keentay inay u dhacaan kaalinta toddobaad ee horyaalka Serie A.

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ka fiirsanaya in Juventus ay ka mamnuucaan tartanka Champions League, xataa haddii ay awooddo in labada kulan ee ka hadhay dhamaadka horyaalka Serie A in ay kaalinta afraad soo cidhiidhsato.

Bianconeri oo hore looga jaray 15 dhibcood laakiin rafcaan ay qaadatay kaddib dib loogu soo celiyey, ayaa waxay haddana waajahday xaqiiqada ah in toban dhibcood laga jaro markii ay ku guul-darraysteen dacwaddii ugu dambaysay.

Wargeyska La Gazzetta dello Sport, ayaa sheegay in aanay Juventus iman doonin tartanka Champions League xataa haddii ah kaalinta afraad soo cidhiidhsato, waxaase kaaga daran in xataa laga caydhin karo tartamada Europa League iyo UEFA Conference League oo ay UEFA arrintas ka fiirsanayso hadda.

No comments

Powered by Blogger.