Header Ads

ads header

Sharciyo Cusub Oo Lagu Soo Kordhinayo Horyaalka Serie A Sannadka Danbe

Sharciga cusub wuxuu kooxaha ka horistaagayaa inay maaliyadahooda martida ka dhigaan midabka cagaarka ah, halka sidoo kale kooxaha lagu xadidayo in hal maaliyad ay naqshad xariiqmo ah yeelato.

Go’aanka sharciyadaan cusub looga hirgelinayo horyaalka Talyaaniga ayaa ka danbeysay ka dib cabasho ka timid shirkadaha xayaysiinta iyo weliba TV-yada baahiyaha horyaalka.

Inta ay ciyaaraha socdaan, ciyaartoyda qaar ee xiran maaliyad cagaar ah waxay noqdaan kuwa aan laga arki karin tv-ga.

No comments

Powered by Blogger.