ShaxahaRasmiga Ah Ee Manchester United vs Reading – Erik ten Hag Oo Shax Xooggan Kusoo Galay
Saxeexa cusub ee Weghorst ayaa afka hore ee weerarka kula asoo bilowday Marcus Rashford iyo Anthony, halka khadka dhexena ay Casemiro, Eriksen iyo Bruno Fernandes boosaskooda xajisteen.
Difaaca ayaa uu isbeddel ku yimid, waxaana fursad la siiyey Harry Maguire iyo Victor Lindelof oo ay dhinacyada ka xigaan Tyrell Malacia iyo Aaron Wan-Bissaka.
Shaxaha rasmiga ah ee labada kooxood
Manchester United XI: De Ga, Wan-Bissaka, Maguire, Lindelof, Malacia, Eriksen, Casemiro, Fernandes, Antony, Weghorst, Rashford.
Kaydka: Heaton, Martinez, Varane, Williams, Fred, Mainoo, Pellistri, Elanga, Garnacho.
Reading XI: Lumley, Hoilett, Baba, Yiadom, McIntyre, Holmes, Hendrick, Loum, Ince, Joao, Carroll.
Kaydk: Bouzanis, Guinnes-Walker, Mbengue, Dann, Craig, Fornah, Azeez, Long, Meite.

Post a Comment