Header Ads

ads header

Farxada Arsenal Usoo Yeedhay & Xogta Cusub Ee Dhaawacii Gabriel Jesus

Arsenal oo tartanka horyaalka meel fiican marinaysa ayaa war wanaagsani uga soo yeedhay weeraryahankeeda Gabriel Jesus oo dhaawac kaga maqnaa tan iyo Koobkii aduunka.

Sida uu sheegayo wargeyska Football London, Arsenal ayaa kalsooni weyn ku qabta in Jesus kusoo laaban doono safka kooxdeeda kahor fasaxa caalamiga ah ee bisha dambe.

Jesus ayaa ku sugan magaalada London oo uu kaga soo kabanayo dhaawacii jilibka ee uu qaliinka u maray, shaqaalaha caafimaadka Arsenal ayaa si joogto ah culays u saaraya lugta uu dhaawaca ka qabo si ay taam ahaanshihiisa uga shaqeeyaan.

Arsenal ayaa lix kulan ciyaaraysa kahor inta aan fasaxa qaramada loo bixin March, lama filayo in Gabriel diyaar u noqdo kulanka Everton ee habeen dambe iy midka toddobaadka soo socda ee Bournemouth.

No comments

Powered by Blogger.