Header Ads

ads header

Real Madrid Oo Lambarka Ka Beddelaysa Vinicius Junior & Liiska Halyeeyada Uu Raacayo

 Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lambarka ka beddelaysa xiddiga reer Brazil ee Vinicius Junior, waxaana loo xidhi doonaa lambarka haleeyada ku suntan taariikhda oo uu kala wareegi doono mid ka mid ah xiddigaha ku dhibaatoonaya Santiago BernabeU.

Los Blancos oo ku dedaalaysa inay heshiis cusub oo waqti dheer ah ka saxeexdo Vinicius Junior oo qandaraaskiisa hadda uu ku egyahay sannadka 2024, ayaa waxay qorshaynaysaa in ay ka beddesho lamabrka uu xidhan yahay ee No.20, iyadoo loo rari doono lambarka caanka ee ay xidhan jireen xiddigaha ugu fiican kooxda ee toddoba.

22 jirkan oo bandhig heersare ah ka samaynaya garoomada, isla markaana dhalin iyo caawin isku darsaday ayaa waxay kooxdu go’aansatay in ay ku wareejiso No.7 oo uu hadda xidhan yahay Eden Hazard oo ay u badan tahay in uu ka tago kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Wariyaha wargeyska kasoo baxa Brazil ee UOL Sport ee Bruno Andrade ayaa waxa uu sheegay, in Vinicius Junior uu garoomada kusoo laaban doono xilli ciyaareedka dambe isaga oo xidhan No.7 oo afartii sannadood ee ugu dambeeyey uu xidhnaa Eden Hazard.

Lambarkan ayaa waxa soo xidhay xiddigihii ugu wanagsanaa taariikhda Real Madrid qaarkood, sida Cristiano Ronaldo, Raul Gonzalez, Butragueno, Amancio, Juanito iyo Raymond Kopa.

No comments

Powered by Blogger.