Darwin Nunez, Luis Diaz, Thiago Illaa Gakpo: Xogtii U Dambaysay Ee Xiddigaha Ka Dhaawacan Liverpool Iyo Midkii La Sumeeyey
Liverpool ayay darsin ciyaartooyo ahi ka dhaawacan yihiin iyadoo maalin kaddib ay kooxuhu bilaabi doonaan inay isku diyaariyaan kulamada horyaalka Premier League ee Sabtida la ciyaari doono.
Tababare Jurgen Klopp ayay kooxdiisu waqti hore oo Sabtida ay waajihi doontaan Manchester City oo ay ku booqanayaan Etihad Stadium, halkaas oo ay u baahan yihiin inay guul ka keenaan si ay usoo nooleeyaan rajadoodii ahayd inay kaalinta afraad yimaaddaan.
Reds oo guul-darrooyin xanuun badan isku raaceen usbuucyadii ugu dambeeyey isla markaana ay Real Madrid ka reebtay tartanka Champions League, iyagoo horena uga hadhay FA Cup iyo Carabao Cup, ayaa waxa kaliya ee ay u dagaallamayaan ay tahay inay kaalinta afraad yimaaddaan horyaalka Premier League ee ay booska lixaad kaga jiraan.

Post a Comment