Header Ads

ads header

Khvicha Kvaratskhelia Oo Mushaharkiisa Cusub Uu Layaab Ku Noqday Jamaahiirta Kubadda Cagta

Hadal-hayn badan ayaa ka dhalatay mushaharka cusub ee ay Napoli siinayso xiddigeeda khadka dhexe ee Khvicha Kvaratskhelia oo heshiis cusub u saxeexay xilli ay adduunyada oo dhan raadinayso, waxaana uu mustaqbalkiisa u hibeeyey kooxdiisa Napoli oo uu qandaraas waqti dheer ah qalinka ugu duugay.

Xiddigan reer Georgia oo xilli ciyaareedkan dhaliyey 12 gool, 15 kalena caawiye ka noqday ayaa wacdaro ka dhigaya tartamada oo dhan, sida horyaalka Serie A iyo Champions League, iyadoo kooxdiisuna 19 dhibcood ku haysa hoggaanka horyaalka.

Napoli oo kusii siqaysa inay ku guuleysato horyaalkeedii ugu horreeyey tan iyo sannadkii 1990kii oo ahayd waqtigii uu Diego Maradona u qaaday, ayaa waxa xiddigaha guushan loo nisbaynayo ugu horreeya Khvicha Kvaratskhelia.

22 jirkan oo ay Napoli kala soo wareegtay Dinamo Batumi xagagii hore, ayaa waxa si weyn u doonaya kooxo ay ka mid yihiin Real Madrid iyo Paris Saint-Germain, hase yeeshee wax la sheegay in uu Khvicha Kvaratskhelia heshiis cusub oo soconaya illaa sannadka 2028 uu u saxeexayo Napoli.

No comments

Powered by Blogger.