Gabriel Jesus Oo Shaaciyey LABA Arrimood Oo Arsenal Ka Hor Istaagaya Ku Guuleysiga Premier League Kaddib Barbarrihii Southampton
Gabriel Jesus ayaa shaaciyey laba caqabadood oo waaweyn oo kooxdiisa ka galaafan karaya inay ku guuleystaan horyaalka Premier League kaddib markii ay barbarro la galeen Southampton oo marti ugu ahayd Emirates Stadium xalay.
Gunners ayaa saddexdii ciyaarood ee ugu dambeeyey horyaalka Premier League barbarro gashya, waxaanay u ogolaadeen inay ka daba yimaaddaan Liverpool iyo West Ham oo ay min 2-0 ku hoggaaminayeen qaybtii hore, halka Southampton ay ka daba yimaaddeen iyadoo 3-1 lagu leeyahay kulankii xalay.
14kii daqiiqadood ee ugu horreeyey ayay ciyaartu maraysay 2-0, waxaase gool keenay Gabriel Martinelli ka hor inta aan waqtiga nasashada loo bixin hase yeeshee Duje Caleta-Car ayaa Saints usii dheereeyey hoggaanka oo ciyaarta ka dhigay 3-1, laakiin Martin Odegaard iyo Bukayo Saka ayaa dhamaadkii ciyaarta min hal gool dhaliyey.

Post a Comment