Laacibka Bayern Munich Ka Tirsan Ee Suuqa Xagaaga Ku Tashanaya Barcelona Oo Banaanka Lasoo Dhigay!!
Barcelona ayaa la filayaa inay markale aad uga taxadarto suuqa xagaaga saxeexyada ay samaynayso iyadoo xooga saari doonta xiddigaha bilaashka ah iyo kuwa ay qiimaha jaban ku heli karto.
Mid kamida xiddigaha rajaynaya inuu kooxda ree Spain wicitaanka ka helo ayaa ah daafaca midig ee ree Morocco iyo Bayern Munich ee Noussair Mazraoui.
Noussair Mazraoui ayaa xilli ciyaareedkiisii koowaad ku qaadanaya Allianz Arena isagoo xagaagii hore kooxdaas kaga yimid dhinaca Ajax.
Xilli ciyaareedka ayuu Mazraoui si wanaagsan ku bilawday isagoo boos joogto ah haystay laakiin booskiisii ayuu lumiyay muddooyinkii ugu dambeeyay.
Noussair Mazraoui ayaa kahor inta uusan dooran go’aanka uu Bavaria ugu biiray xagaagii 2022 sidoo kale haystay dookha ah inuu Barcelona u wareegi karo wakhtigaas.
“Waan ka niyad jabsanahay xaaladayda, ilaa Koobkii aduunka waxaan ahaa mid kusoo bilawda shaxda haatana arrimuhu in badan ayay isbedeleen. Niyadjab ayay igu tahay aniga” ayuu yidhi Noussair Mazraoui.
Wargeyska Sport ayaa sheegaya in daafaca Morrocan-ka ahi uu rajaynayo in Barcelona xidhiidh lasoo samayn doonto xagaaga.

Post a Comment