Header Ads

ads header

Shevchenko Oo Daboolka Ka Qaaday Waxa Laga Filayo Isku-dhaca Inter vs Milan Ee Semi-finalka Champions League

Halyeyga AC Milan ee Andriy Shevchenko ayaa sharraxay waxa uu ka filayo ciyaarta Derby Della Madonnina ee semi-finalka Champions League ee ay kooxaha isku magaalada ah ee Inter Milan iyo AC Milan ku kala calaf-qaadi doonaan, waxaana uu Pep Guardiona ku raacay in waqtigan ay shaqayso taariikhda ay kooxuhu u leeyihiin tartankan.

Andriy Shevchenko oo ka mid ahaa xiddigihii AC Milan ee sannadkii 2003 ku guuleystay Champions League oo fnalka ay ku garaaceen Juventus, halka semi-finalkiina ay kusoo dhaafeen Inter ayaa waxa uu sheegay in sannadkan ay wax cajiib ah tahay in ay dib usoo laabatay dhacdadii 20 sannadood ka hor.

“Waxay noqon doontaa habeen cajiib ah, waxaanan rajaynayaa in aan daawan doona kulankan.” Ayuu yidhi Andriy Shevchenko oo u warramayay wargeyska Gazzetta della Sport.

Waxa uu kusii daray: “Anigu hore ayaan usoo ciyaaray kulankan oo kle, waxay jiray xaalad cadaadis badan ah, laakiin waxa ugu weyn waa adkaysiga, dulqaadka iyo in aad mar walba u dhaqanto si ixtiraam leh. Ma jiro wax nacayb ah ciyaarta Milan derby, laakiin waxa aanu maalmahan oo kale arki jiray shaashadh badan iyo iskaafyo badan, isla sidii oo kale ayaana dhici doonta.”

No comments

Powered by Blogger.