PSG Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Kylian Mbappe & Neymar Xilli Uu Lionel Messi Ku Laabanayo Barcelona
Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa isku diyaarinaysa xilli ciyaareed adag oo ay sugayaan go’aamo adag oo laga doonayo inay qaadato, iyadoo ay u muuqato inay lumin doonaan xiddigo muhiim ah oo uu ugu horreeyo kabtanka xulka qaranka Argentine ee Lionel Messi.
Saddexda xiddig ee afka hore ee Lionel Messi, Kylian Mbappe iyo Neymar Jr ayaa kala daadan doona oo iyaga oo aan rumaynin hammigoodii ahaa inay PSG u qaadaan Champions League uu soo dhamaan doonaa wada-jirkoodu, waxaana haddaba la sheegayaa in Messi uu heshiis hordhac ah la gaadhay kooxdiisii hore ee Barcelona oo uu dib ugu laaban doono.
Kooxda ayaa sidoo kale go’aamo waaweyn gaadhi doonta iyaga oo qorshayn doona sida uu noqon doono amaba ay u dagaallami karayaan xilli-ciyaareedka 2023-24.
Madaxweyne Nasse Al-Khelaifi ayaa la rumaysan yahay in uu qorsheeyey isbeddello waaweyn laakiin uu ka guuray siyaasaddiisii hore ee ahayd inuu lacago badan adeegsado maadaama lagu eedaynayo inay jabiyeen sharciga dhaqaalaha.
Warka ayaa intaa ku daray, in PSG ay soo urursan doonto ciyaartooyo da’doodu yar tahay oo u badan Faransiis, halka Lionel Messi ay isku dayi doonan inay ku qanciyaan inuu sannad kale sii joogo, iyadoo Neymar loo ogolaanayo inuu sii wato heshiiskiisa oo soconaya illaa sannadka 2027.

Post a Comment